Lix Senator oo horey loo sii ogaa oo goordhaw kusoo baxay Doorashadii Galmudug

Waxaa goordhaw lasoo gaba gabeeyay doorashada Aqalka Sare ee Xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug ku dooranayeen Senatarada Aqalka Sare ku matalaya afarta sano ee soo socota dowlad goboleedka Galmudug. Doorashada ka dhacday magaalada Dhuusomareeb oo natiijadeeda horey loo sii ogaa ayaa waxaa kusoo baxay lix Senator oo si gaar ah usoo xushay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug … Continue reading Lix Senator oo horey loo sii ogaa oo goordhaw kusoo baxay Doorashadii Galmudug